Ciidamo taabacsan Dabageed oo caawa la Wareegay kontrolo ku yaala Beled-weyne

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya magaalada Beled-weyne ciidamo taabacsan guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed ayaa caawa la wareegay qeybo ka mid ah magaaladaas. Ciidamadan ayaa la sheegay iney la wareegeen baro kontrol oo ku yaalla qeybo ka mid ah magaalada iyo xafiiska maamulka Maaliyada ee magaalada Belad-weyne. Inkastoo xiisad … Continue reading Ciidamo taabacsan Dabageed oo caawa la Wareegay kontrolo ku yaala Beled-weyne